22 comments on “Hello world! waa maxay jacayl?

  1. Hi, this is a comment.
    To delete a comment, just log in, and view the posts’ comments, there you will have the option to edit or delete them.

  2. markan darasad badan smeeyay waxan ogaaday in ay dadka intooda badani ka aminkabaxeen jacaylka maxayeelay qofku marku kuguuldaraysto jacaylkiisa wuxu odhanayaa majiro lacayl taasin a wanaaagsan wayo afkad jacaylku qiratay haku odhan majiro jacayl markad guuldaraysatay;hadaba anigu wan aamin sanahay erayga jacayl layidhaahdo markan maqlana waxan dareemaa naxariis waayo kalmadan ayaa ah kalmad naxariis wadata jacaylna wajirayaa intay aduunyadu jirto ninragina wagaranayaa noqon loosheegimaayo inuu jacayl jiro qofkii doonaya in uujacayl ogaado aniga haylasooxidhiidho ciwan kayga oo ah shuudaaye9@hotmail.com

  3. jacayl lamamoosi karo sidii mayay ayuu da.aa, hurun ahaantii jacayl wanaxariis wadata saxansaxxo iyo nacaw qabow qofka sameeya jacayl wuxuu sameeyay baynu odhankaranaa qabkamida nolosha jacaylkuna waa nolol uudareemaayo ooqudh qofka sameeya.hadaba akhristoow hadanad hore usamayn jacaly iskuday in aad samayso jacayl waxad dareemaysaa macaanka nolosha,hadaba waxa iswaydiin mudan goorma ayuu yimid jacayl dunida kokeeda waxaynu odhankarnaa jacalyku wxu dunida yimid markii abaheen aadn la.abuuray kaligii ee uukucidlooday aduunyada ayuu illahay s.w.t uu abuuray hooyadeen xawa si ay wahel uugu noqoto aadan waxan loogaliyay jacayl iyo kalgacal haddii aan sooko wakhtiga uujacayl aduunyada yimid wakhtigaas aan soo shegnay ayay ahayd,hadaba akhristoo waxad dareemikartaa in uu jacaly nolol yahay bila.aadamkana ku abuuranyahay qalibiisa mid jacaylsameeyay iyo mid aan samay labadaba wana wax ayunu ubaahanahay hadaynu kahadalno dhabta waxba yaynaan odhan jacayl wuu jira iyo maji xaqiiqadu waxa weeyaan wuu jiraa jacayl,halkaas ayaan kagabaxayaa shraxadaydii jacalka akhristoow wad kudari kartaa wixii kadhiman ee aan katagay iyadoon lasookoobikareen hadan iskuday in aad wax kudarto fikirkayag,

  4. marka hore salan iga gudooma asxaabta oo dhan.maka xigta sxb jacaylku waa wax jira qofka marka uu asiibo uuna ka baxsan kariin jacaylka uu u qabo xabiiibtiisa misane aaynu u fahansaneen inuu ka jacalyahay wax wax walba sxb marka alle waxan ka baryaa.. dadka inta badan wax jeclaado inuu sii fiican ugu sahlo jacayla ba,an uu u qabo gabadha….. asxaabta wana idin salama

  5. waad salaamantihiin dhamaan sxb yaal waxa ayaamahan idinkaga maqnaa dood ku saabsan arimo jacayl oo socotay mudo lagun qaadaa dhigaayay sida ay dhalinyaradu jacaylak ooga midha dhalin lahayd ee aanay jacaylka ka ganacsan, waxaad arkaysaa wiila shii oo raadinaaya habalaah qurba jooga ah iyo habliii oo iyaaguna raa dinaaya wiilasha qurba jooga ah , markaas sidii arintaa meel loosaa rilahaa ayaa lagu qaadaa dhigaayaya xafladan balaadha ee aan anigu ka qayb galay, jacalykuna ku mawanaagsana sidaas in loo ladhaqmo sxb wiil iyo gabdh waxaan idinka waaninayaa in aydaan jacaylkiina ku raadin ganacsi ee aad jacaylkiina ku raadisaa qalbi ,, jacaylkana aanaad u adeegsan sifo khiyaamo ku jirto qofka sidaas udhaqmaana waa qof khiyaanoole ah waligaa sxb wiil/gabadh haku khiyaamayn qof bila aadmiya jacayl waayo qofka jacayl lagu khiyaameeyaa waligii jacayl lasoo marimaayo waanuu ka aaminka baxayaa jacaylak adunkana waa uugu xun qof jacayl lagu khiyaameeyay shuudaaye9@hotmail.com

  6. wax la galo aduunyadan korkiisa waxaa ugu xun nabsi nabsiguna ma aha mid iska yimaada ee wuxuu ku yimaada sabab taas oo keenta in hadhaw uu ka soo if baxo qofkii nabsiga galay tusaale ahaan:
    waxaa laga ayaabaa in laba lamaanee ay si xad dhaaf ah isu jecelaadaan noloshana isku aaminaan oo midkoodba wehel iyo walaal ka dhigto ka kale mudo markay noloshoodu sidaa ahaato iyaga oo ka soo gubbay turunturooyinkii iyo dhibaatooyinkii waa weynaa ee hor yaalay jacalkooda.
    marka qofku uu gelayo nabsi kuma darsado xisaabta niyadiisuna ma siisto in hadii uu khalad galay ku waarayo wuxuu is yidhaahdaa dib ma ugu baahan doontid laakiin taas hadii ay dhacayso nabsigu meesha ma yimaadeen, in badan waxaan aragnaa heeso badan oo fanaaniintu ku tilmaamayaa in uu nabsi soo daahri doonta tusaal ahaana waxaan u soo qaadan doonaa shay mire dacar markii uu lahaa
    ifkaa tobanka nooc ahoo
    nabsibaa adeegee
    waxaad nabad u hurudaba
    nabar lama filaaniyo
    naxdin deris ma noqoteen
    nasiibkaa ma kulanteen
    ana ma iska noolahay inantaay
    waxaa halkan ka cad in qofku marka uu nabsi galo gelaayo nolol aad u heer sareysa taas oo uu ku ilaawayo jacaylkii kalgacalkii iyo noloshii uu la soo qaatay lamaanhii uu markii hore jecelaa ee aduunyada ka doortay, muddo marka uu sidaas ku noolaado ee laydh iyo hawa been ah uu heehaabo meel sarena gaadho ayaa cuqubadii iyo nabsigii ku biiray soo baxayaa wuxuuna arkayaa hal mar isaga oo taagan gegi cidlo ah oo aan afarta koone cidi ka xigin “ala naxdin badanaa xageed u carartaa” ayuu is weydiinayaa.
    dhanka kale qofkii uu nabsiga ka galay wuxu helayaa nabsi baxa qof uga wanaagsan ama siduu uu u jecelaa si kadaran u jecelaan doonta wuxuuna gelayaa nolol degan oo alle ugu talo galay kadib qofkii nabsiga galay wuxuu aadayaa cirkaa iyada oo diif iyo dacdaro ka muuqato wuxuuna isku dayayaa in uu dib u xaliyo waxyaabihii dhacay waayo isaguba waa dareemayaa in nabsi jiro taana waxaan ku cadeyn karnaa marka uu nabsigu ka soo if baxo waxaa la horkeenayaa oo mar walba hor imaneysa waa qofkii uu jecelaa oo keliya wuxuuna dareemayaa in daawadiisu ay ka dhawdahay halkaas.
    hadaba akhrista walab oo akhirsta maqaalkan waxaan kala dardaarmayaa in uu ku dhaqaaqo talaabo noloshiisa hoos u dhigaysa una horseedaysa in uu nabsi xanbaarto waayo wax walba oo aduunka yaalaa waa ka fiirsasho waxaana loo baahan yahay in nabsi aan leglin sababta aan taa u leeyahayna waxaa laga yaabaa hadii uu adiga kaa soo bixi waayo in uu ubadkaaga ka soo baxao jacaylka oo keliyana nabsi ma lagu xanbaarto ee nabsigu waa noocyo badan yahay.

  7. horta waan idin wad salaamay dhamaantiiba akhirsteyaasha horta waxaan doonayaa inaan halkan ka hadalo jaceyla waxaan ka arkay ma aan ka aaminsan ahay horta anigu jcaeylka waxaan u aqanaa wax illaahay qofka u abuuray oo uu qof kale u galiya markaa horta jaceylku waa wax jira oo dadka qaar ayaa isku qabta jaceylku ma jiraa mise ma jiro waxaay ila tahayna qofka sidaas u hadlayaa waa qof aan aduunka maanta jooga waxba kasoo arkin haddii aan anigu ka hadlo dadkan leh jaceylku ma jiro waayo akhrirstow waad dareemi kartaa qofkaas halkaay ka joogto noloshu hadab aan ku gudbo waxaan jaceylka kasoo arkay anigu

  8. aceyl:Maxaad Ka Taqaan Jaceylka?

    Waa maxay jaceyl?
    Waa maxay daawada jaceylku?

    Goorma ayaa la dareemaa jaceylka?
    Run ahaantii jaceyl waa ereyga ku soo noq noqda in badan qalbiyada dadka Majiraa jaceyl mise ma jiro? Waa wax jira jirina doona inta ay dunidani dhisantahay waana dareen ku lamaansan jiritaanka nolosheena waayo qof walba wax ayuu ka helaa akhristoow! Ka hadalka jaceylka ama faalooyinkiisu aad ayey u badan yahin lakin hadii aan ku noqdo

    su’aalaha kor ku xusan WAA MAXAY JACEYL? Jaceyl sifooyinka lagu sifeeyo waxa ka mida ah doonis, rabid, ka helid, u khushuucid, jamasho, ka dhex dhalata labada qof Markey kulmaan akhriste doonistaa ama rabitaankaas oo marwaliba ay naftaadu tebeyso qofkii ay ka heshey, Runtii dawada jaceylka oo shaki ku jirin waxay tahay inaad hesho qofkii aad ka heshay kaasoo qalbigiisu kuusoo jeedo kuuna ah daacad hadii aad intaasi heysato waxad heshey dawadii jaceylka!

    Jaceyl waxa la dareemaa marka aad la kulanto qof nafsadaadu ka hesho naftaaduna ogolaato! Markaas ayaad si dhaba u dareemeysaa jaceylka waayo jaceylka ayaaba ah DAREEN

    Rabitaanka qofka aad jeceshahay waxa aad kala kulmeysaa farxad marna

    murugo hadana labadaasiba waxa kuu haya qofkii aad ka heshey means aad jecleyd hadii sabababaha noocaasa soo qaadno Tusaale: waxad doontey inaad wacdo qofkii aad tebeysay ee aad jecleyd then waad weydey waxa aad dareemeysaa niyad xumo hadii aad hesho ama aad la kulanto qofka aad jeceshahay waxa aad dareemeysaa farxad akhriste run miyaa mise waa been tusaalahaasi? Akhriste maxad ka taqaan cadowga

    jaceylka? Waxa uugu weyn cadowga jaceylka oo la sheego waxa ka mida 1- foqriga 2-
    sedexeeyaha waxa loo yaqaan (cilmi boodhari ayaa waxa uu idhi hadii uu faqrigu qof ahaan lahaa waan dili lahaa) Sidoo kale sedexeeyaha ayaa ahaan lahaa wax la dilo ee danbi ayaa ku jira kakakkakaak akhriste waxan dhanbaalkan kusoo gebagebeynaya
    1-
    mataha qof nolosha jecel ?
    2- matahay qof farxad jecel ?
    3- matahay qof wax jecel ?
    4- matahay qof la jecel yahay ?
    5- matahay qof farxad inu ku noolado jecel?

    Si kastaba ha ahaatee ha fakarin. Ha warwarin. Ha calaa calin U dhoola cadee nolosha. Una qosol. Waligaa inta aad nooshahay. Waxan kaa balan qaadayaa hadii aad keento wajifuran. Qalbi saafiya. Niyad saafiya. Waxa hubaal ah inaad guuleysaneyso aakhirka kuna guuleysaneyo hawlahaaga nololeed waxii war bixina

  9. 6.

    aceyl:Maxaad Ka Taqaan Jaceylka?

  10. aceyl:Maxaad Ka Taqaan Jaceylka?

  11. salaamu caleykum dhamaan arimaha jaceylka dadka xiiseeya waan idin salaamay horta aniga waxaan ahay wiil yar oo jaceylka kan ugu dhibaatada badann macal asaf waan ku kuu lestay mahasa allaah hada gabar ayeey ii heesaa jacey waa miskiin waxuu mudan yahay in garab ka laka qabto magac ceygu waa maxamed isrssaaiil

  12. Ahmeddeeq caadi matihid walaalkiis hadii lagu qabin iisheeg nooh aa isku kaa feereeyee ehehehe joking:D

  13. Wa maxay Jaceyl?
    Jacaylku wa daren ku daharan qulubta bani adamka qas ahan dhaman xubnaha wax dareema waxa dhacda mararka qar inay naftu jamato nafta kale marnana an ka ahani karin nafta ay jeceshay waxa kalo intas si dher nafta ad jeceshay marnaba lama damceysid ama u ma qureysid xuman markastana waxad jeceshahay inad maqasho amanta lamanahaga sida heesti ahayd (afkuna amantadu aad utiriyaa)
    jacaylkuna lama dhaxlo lamana iibsani karo balse waxa hanta ama helaa cidii karun sheegto o kaliya mahadsanidin
    gò bxmwn

  14. maraka hore jacayl waa maxay,,,,,,,?
    waa shay aad iyo aad iyo aad uyaableh washay mucjiso wata
    hadan usoonoqdo suaasha jawaabteeda waxan dhehilahaa anigu waa
    Nuur kasoobaxa niyada aadmiga unagara qaybaha dareenaka ,jacayl waa shayaga qudha ee mideya dad kala dala kala dina jacay waa waxa qudha ee noloshaad ku jirto ku iftiminiyaa ,jacay waa dareen waa dacad waa kalsoni waa farxad

  15. waa maxay jacayl?
    sidee loogabogsada jacalka?

    Goorma ayaa la dareemaa jaceylka?
    Run ahaantii jaceyl waa ereyga ku soo noq noqda in badan qalbiyada dadka Majiraa jaceyl mise ma jiro? Waa wax jira jirina doona inta ay dunidani dhisantahay waana dareen ku lamaansan jiritaanka nolosheena waayo qof walba wax ayuu ka helaa akhristoow! Ka hadalka jaceylka ama faalooyinkiisu aad ayey u badan yahin lakin hadii aan ku noqdo

    su’aalaha kor ku xusan WAA MAXAY JACEYL? Jaceyl sifooyinka lagu sifeeyo waxa ka mida ah doonis, rabid, ka helid, u khushuucid, jamasho, ka dhex dhalata labada qof Markey kulmaan akhriste doonistaa ama rabitaankaas oo marwaliba ay naftaadu tebeyso qofkii ay ka heshey, Runtii dawada jaceylka oo shaki ku jirin waxay tahay inaad hesho qofkii aad ka heshay kaasoo qalbigiisu kuusoo jeedo kuuna ah daacad hadii aad intaasi heysato waxad heshey dawadii jaceylka!

    Jaceyl waxa la dareemaa marka aad la kulanto qof nafsadaadu ka hesho naftaaduna ogolaato! Markaas ayaad si dhaba u dareemeysaa jaceylka waayo jaceylka ayaaba ah DAREEN

    Rabitaanka qofka aad jeceshahay waxa aad kala kulmeysaa farxad marna

    murugo hadana labadaasiba waxa kuu haya qofkii aad ka heshey means aad jecleyd hadii sabababaha noocaasa soo qaadno Tusaale: waxad doontey inaad wacdo qofkii aad tebeysay ee aad jecleyd then waad weydey waxa aad dareemeysaa niyad xumo hadii aad hesho ama aad la kulanto qofka aad jeceshahay waxa aad dareemeysaa farxad akhriste run miyaa mise waa been tusaalahaasi? Akhriste maxad ka taqaan cadowga

    jaceylka? Waxa uugu weyn cadowga jaceylka oo la sheego waxa ka mida 1- foqriga 2-
    sedexeeyaha waxa loo yaqaan (cilmi boodhari ayaa waxa uu idhi hadii uu faqrigu qof ahaan lahaa waan dili lahaa) Sidoo kale sedexeeyaha ayaa ahaan lahaa wax la dilo ee danbi ayaa ku jira kakakkakaak akhriste waxan dhanbaalkan kusoo gebagebeynaya
    1-
    mataha qof qof jecel inuu nolosha lawadago ?
    2- matahay qof qofke jecel inuu farxdsiyo?
    3- matahay qof wax jecel ?
    4- matahay qof la jecel yahy5- matahay qof kafagara farxada qofa uu jecelyahay?

    Si kastaba ha ahaatee ha fakarin. Ha warwarin. Ha calaa calin U dhoola cadee nolosha. Una qosol. Waligaa inta aad nooshahay. Waxan kaa balan qaadayaa hadii aad keento wajifuran. Qalbi saafiya. Niyad saafiya. Waxa hubaal ah inaad guuleysaneyso aakhirka kuna guuleysaneyo hawlahaaga nololeed waxii war bixina hadaan saaxibayaal ku gafay wax ka sheegida jacaylka iga rali noqda
    posted on august 04,2010 at i0.30

  16. salaamu lah dhamaantiin hadaan inyar wax kadhaho jacaylka, jacaylku wuu noocyo badan yahay waana wax jira waa rabi bini aadan kisa ku abuuray laakiin badanaaba ka laga hadlo waxa weeye laba qof ee lab iyo dhadiga ah ee is jeclaada kaas ayeynu jacayl u naqaanaa waana ka badanaaba afka lagu hayo jacaylku waa xidhiidh wanaagsan oo dhexmara labo qof oo bini aadan ah wuu ka bilaamaaa iska helid iyo isku maqsuudid ka dibna saaxiibtinimo wanaaagsan oo dhex marta laba qof kadib jacayl baahsan oo dhinacwalba taabanaya ayaa yimaada.
    jacaylku dadka qaarba wax bay u turjuntaan qaarbaa jacaylka lacag uyaqaan qaarna been, qaaarna qurux, qaarna daacad daro intaas midna maaha waa dad isku kalsoon oo nolosha isla fahansan oo isu daacad ah oo isku mowqif ah wxay ilatahay jacaylka hadeer jooga inuu qiimo iyo qaayo beelay maadaama sharaftiisii la dilay …bye..ny

  17. marka hore dhamantin wad salamantihin hadi an jacalka wax yar ka tilmamo ama fekerkayga jacalku wa lcg nin lacag haystana wax jeclada iyo wuxu jeclado tona ma wayo

  18. San qeybahayo ama ay dad ila qaban jacelku wa sida balan balista balan balistana hadad daba orodo magartid markad ka hartana waxad arkeysa ayado garabkaga saran marka ani ma’aminsani inu jacel jiro qiso folxun o igu dhacday awged “waxan jecla gabar in kabdan 6sano waxan isla so marnay nolol kadib waxey aday swedan waxay ku gursatay nin kadib waxey igu tiri iska key ilow kadib sanad walaso furay waxayna hostimid lugahayga”

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s