5 comments on “wellcome love pictures

  1. Asc walaalaha barnamijka kuxiirna
    Dhaamantina waana idiina saalamaye
    Meeyla kaasto joogtaan walaala yaala
    Waxaan ah ayaa gaabara soomaaliyeed
    Waxaa ihaayo jeeceyla xuuna oo naa
    Jiirina meeylaa aan uguu hagaago
    Qofkaan jeceylahaya maa ogii maantaa
    Meeylaa uu kunoolyahaya in uu dhiintaya
    Iyo in uu noolyahaya waxaa iguu daan
    Beeysaaya asagoo jooga dalkaa somaliya
    Sanadki markowa ahaaya 2006″11″25;tii
    Kadiba markeeya daadka somaliyeed kaa
    Cabsii qaabeyna cidamadi itoobiya oo
    Daalka uu soo huuba guranayeeya kuwasa
    Oo huurmuda uu aheeyda dowladi kumeyel
    Gaarka ee uu hugaminayaaye kor.ge
    Madaxweyene cabduulahi yuusufa axmed
    Kaana ahaaye rii’uu wasareye b.rr cali
    Maxamed geeydi markeeya galeeyna maglada
    Muqdisho ayeeya daadkii oo dhaan waada
    Qeeyxeyna wuxuuna maglaada muqdisho kaa
    Daagnaya albaraka ee suqa canaha ee
    Keey biibi aniga haada waxaan ku
    Sugana haaye dalka sacudiga fadlan ilaa
    Taliya walaala yaala wiixi taalo ah
    Ayaan idiinka suuga somaliweeyn waxaan
    Kaloona ilaheeya kaa baryaa inuu
    Uu maada somaliyeed nabada waarto uu
    Dhaxa dhiiga amIiiiiiin amiiiin labadi
    Isa weeysaya seeydeyna oo kalee ilaha
    Haa isku keeyeno amiiiiiiin amiiiiiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s