17 comments on “Qiso jacayl oo hor leh

  1. haa markale ayaan arkey wax aan la yaabay jaceylku waa jajaa ib mina cajabnaa? sida aan urakey wax yaalo farabadan??? ok byyyyyyy

  2. haya waan idin salan maya sbx dad kasoomaaliyee waxaan ahaya wiil soomaaliyeed oo ay kudhacay qiso jacayl oo dhabay saasoo ah waxaan jaclaaday gabar soomaaliyee oo ahaan wax badan jaclaan taasoo aan ii ogay jacayl kayga

  3. waxay aheed maalin roob uu da.ayey isla markaana jawigu daganaa
    saxansaxada beeshuna aad u udgoonayd dadkuna ay faraxsanaayen
    waxan soo fariistay gurigayaga jardiin kahoreeya waxaana fiininayey
    dadka meesha marayey
    halmaraan waxan isha qa ku siiyey gabadh aan quruxdeeda halkaan
    kusoo koobi karin waxan iska dareemay miyir la.aan xaga
    wadnaha ah waxaan hagaagsan ufiiriyey gabadha ay niyadaydu
    gashay runtii aad ayaan uuga hellay waxaan isku dayey inaan
    helo yartaas kahelay waxaan isku da.yey waxay igu tidhi walaale
    marka waan ku salaamay saalaan kadib walaale adoo iga
    raaliya waxaad iitilmaamtaa xaafada reer ali dheere
    abaayo waan kaaqaaday reerkaa anagaa derisa ee inkeen
    ku geeyee waayehey ina mari waan soo wada baxnay
    intaan kusoo guda jirnay wadada ayaan waydiiyey abaayo
    maxaas ayaa tahay mise inan ?
    waxay igu tidhi walaale maxaad aragtay walaale?
    maya waxaan jelaystay inaan kula xiriiro abaayo
    waxay igu tidhi ok waa ra,yi saxan aniga gabadh ayaan
    ahay waan ku faraxsanahay inaad ila xiriirto aboowo
    waxan soo gaarnay gurigay rabtay waxan ku idhi abaayo
    waa kan gurigaad rabtay ee hada maxaa noobalana ?
    waxay igu tidhi iga lasooxirir tellka;791250ama 84;4145
    waayahay qalbiyey galabtay ayaan falaashaya hadan waa inoo
    iyo kulan danbe intay garabka iqabatay ayay igu tidhi ok
    xubiyow hadan ku faraxsanahay xiriirkeena anigkaqayb gal haboon Qaybta 2aada hada
    kahor ayaan ku dooni jiray nasiib wanaag hadaan ku hellay
    anaa kaajeelinaan kula xiriiro
    habada akhristow hadan idin xusuusiyo lamaanayaasha
    wiilku waa axmed-deeq
    gabadhuna suusaan -yarey
    Faadumo xasan ali(yabaniyo)
    Putlaind/boosaaso

  4. sxb wani salamay salan kadib waxani qiiso jacala ama wax laga sheekeyo muuna ahay waxan uu haysta madadalo inuu aha

  5. Waxan ahay wil dhalinyaro ah waxan jeclahay gabar ayadana sido kale wey i jeceshahay o wan daremaya iney wax iga kala rebaneynin lkn waxan dhib igu hayo guur wey iga dido o mudo isug ayey i le dahay cudur daar an ku samrana kama hayo marka somaliyey kama dhami o qalbigeyga ayey ku tal walwal aya i dilay daqiqad inan mogado wa igu dhib haben 6da sac e dambe telefon aya kuwada hadlan galabti markey tahay 3da galabnimo ila iyo 12ka habenimo wan wada jogna o kalama dalno lakin inantan u qabo xubiga ma ogolo inan guri wada galno waxey le dahay sug marka maxey tahay qof ku o gal oona hurdadi kala tagay hadana an kugu so socon wax ka dhiman yihin ila taliye wa maxay jecelka nocan ah wlhi wey dhibantahay dartey diftisana wey ka muqata jecelka ana wan dhibanahay o taladi layguma racin laygamana harin
    NB: plze walal i cabir fikradada muda ugu macqulsan hana u qadan inan faladayo wa iga dhab walalaya ani wan adkeysan la,ahay o kaligay ma dhibane waxa ila dhiban rux ana rabin inu daqiqad fikiro lkn jecelkaygi aya fikir ku noqday

  6. asalama alaikm walaale waxaa wax lala yaaba ah mida aniga i heysato. waxaan wiil jiro 24 sano oon garaneyn wax jaceyl la dhaho.nolosheeyda wax ma jeclaan qof i jeclaadana ma qaabilin.taaso dhalisay in gabdhaha aay isu keey sheegaan in aan majixiin jixe ahay oon war jaceyl igalin.gabadh ayaa i jacel. mar walbana waa ay isoo raadisaa. lkn juu uma dhaho. mar walbana ayadoo ilimeyneysa ayey iga ag tagtaa. talo waa la ii keenay in badan lkn natiijop kama gaarin. maxaa la igu tilmaami karaa.

  7. asc. walalayaa aad ayaan uku farxasanahay dadka soomaliyeed oo misana isku noqodaan daacad jaceylkuu wa wax jiro qofkastaa oo adunka joogo ayaa soo maray ..

  8. walalayal jaceyl micnahiisu wa kacsi marka runta ha la isu shego ya waxba la qarin wa ku jeclahay wa an ku cuno ama i cun

  9. kadar aadan waa qiasa dhab ah
    Gabadhan oo wax ka barata mid ka mid ah jamacadaha ku yala magaalada muqdisho, waxana uu xirrir jaceyl uu in dhawaala ahba ah kala dhaxeeyay wiil ay isku glas ka dhiganayeen jamacada uuna ahaa mid aad u adag marka la fiririyo 2da dhan lamanahan ayaa ahaa kuwo dhaxda u xertay in uu guuleysto jaceylkooda hadaba marka la firiyo wiilka waxa u qorsooneyd gabar uu qaab qudbasireed ah ku qabay oo ay xafad isla daganayen waxana jiray gabdho ayagana wax ka barta jamacada balse la socday qaar kood in xirrika lamanahan iyo xaaska qarsoodiga ah ee wiilka uu qabo.

    Si kastaba ha ahaatee waxaa jiray warar duul duulayay oo soo gara gabadhan kuwaa oo ku sabsana arinta lamankeda eee ah xaaska kale balse dhagba jalaq uma aysan siin jirin madama ay aad ugu galsooneyd gacaliyaheeda sida la sheegayo lamanahan ayaa jaceylkooda soo waday mudo 3sano iyo qadadiic taa oh waqtii ad u dher balse loo soo dhabar adeegay madama waxbarasho lagu jiray waxana ay lamanahan ay mudo kadib ay qalinka kuwada duugeen in lasoo afjaro xiriirkan qotada dheeraaday madama waxa intaa loo soo wadayba uu ahaa u gogol xaaarid dhisida dheer si wada jir ah loo maamulo noloshana la qeybsado waxana ay qalinka si wadajir ah ugu duugeen in arinta guur ku dhamado ayadoo la balamay xilliaga fasaxa oo fooda kusoo hayay waqtigaa, balse aqristow somali horey ugu maahmaahday wax awx kusiyo waa la waya lkn wax wax ku shego lama wayo. malin malmaha ka mid ah gabadhii ayada oo fadhido glaskeda kuna jirto xilli break time ah ayaa waxa u yimi gabadh kale oo ay muqal garaneyen oo magaceeda lagu soo gabiyay fartuun oo ayadu isku xafadna ahayen wiilka gabadhan sheekada kala dhaxeyso fartuun waaa ruuxa lasocda xirrika lamanahan dhankalena lasocota arinta qudbasirada ah ee wiilka.

    Fartuun waxa ay sxbted u shegtay arinta qudbasirada ah ee gabdhan gacaliayaheeda ayadoona fartuun balan qaaday in ay keyneyso xafada ay gabadha jogto, ayna sooo tuseyso ayna sxbo isku xafad ah yihin gabadhina way ogolatay waxa ayna ku hishiiyen xilliaga laga rawaxo jamacada in si qarsoodi ah la isugu raaco xafada fartuun sidaa ayaa la yeelay waxana la tagay gurigii ay ku noleyd gabadha kale nasiib wanag xilaga waxa guriga ku sugna gabadha loo socdo so dhaweyn kadib fartuun waxa ay si bartay 2dii gabdhood ee uu ninka ka dhaxeyay ayado adeegsatay xeelad una shegatay in ay in ay sxbo yihin gabadhan isla markana ay fasal wada dhigtaan hebel oo ah wiilka mudada fog jaceylka gabadhan kala dhexeyey. mantana ay so adeen gabadh kale sidana ay kusooo mareen is barasho iyo so dhaweynba kadib waa la isa soo macsalameeyay fartuun iyo sxbtedna ayagana sido kale, waxana lagu hishiyay in an la is kashifin ,gabadhiii ayado yaaban amagagsan aya xafadoodii timid durba inta aysan nasan ayay telkii ka wacday gacaliyaheeda una sheegtay akhbaarta iyo tuhunka ay ku heshay muran dhaxmaray lamanahan kadib waxa lagu hishiyaya in jamacada marka la yimado bari la wada xaliyo arinta,

    Markii malintii xigtay jamacada la isugu yimid ayay meel gooni ah wada tageen gabadhii ayada waxa ay cadaaduis ku saratay in uu qirto haduu runta sheegana ay wax walba hagayan wiilkiiina waa uu qirtay in u naag kale qabo uuna imainka diyar u yahay in uu furo balse gabadhii o caro ka muqata istagtayna ayaa ku tiri hadhowna isdaa baad igali marka macsaalo 4ever kana dhaqaqday wiilkina waa uu ku guldareysatay arintii waxa uuna una u diray gabdho ay sxbo isku fican yihin gabadha si arintan ay u xaliyaan, mid ka mid ah gabadhah oo xirir lasoo sameysay barnaamijkan oo diday in magaceeda an xusno ayaa tiri sxbtey waxa ay u muqata ruux go,aan adag garay balse waxa ay tiri waa ruux wax jacel wadna ogtahay qalbi wax jacel go,aankisa go,aan qadashadiisa ma sahlana waxana laga yaba aey tiri in ay moqif keeda wax ka badasho. a si kastaba ha ahaatee dadka somaliyed ee 100% muslim ah diinteena subana ay raga u baneysay 4haween ah in uu guursan karo balse dumarka somaliyed oo taa indhaha ka qabsada badankod waxa arkeysa marka haweney la qabo lala gursado hawen kale ay geysato falal ka baxsan dinta islaam sida in ay is disho ama ay ruux kale disho taa oo ah dambi weyn oo uu ruxa muslimka ah galo balse su,ahs isweydiinta mudan waxa ay tahay maxa ku qasba dumarka arimaha ceynkaa oo kale ah?maxase sameyn lahay arintan oo kale hadii ay kugu dhacdo aqristow?

  10. Gacalisadayda jclahay guud ahan adunyada adan kaa garwaaqsaday gududkaga dhiinaka ah baa gebigey isaqay Axdigi hagarabmarin guursan maayo inan kale god inad gasho moye ama ad igoyso? By galad xasan gele +254729061338

  11. Gacalisadayda jclahay guud ahan adunyada adan kaa garwaaqsaday gududkaga dhiinaka ah baa gebigey isaqay Axdigi hagarabmarin guursan maayo inan kale god inad gasho moye ama ad igoyso? By galad xasan gele +254729061338

  12. waxan idin sheegaya qofki le website kan inuu san garanayn waxa didta islamku tahay iyo mida galada sababto ha waxa ugu qoran ciwanka ramadan wacan hadana waxa ugu sawiran geedki galada ee ay idoda ku sharaxayen marka somalay waxan idin sheegaya inad kala sartan islamka iyo galada waxay wadagan midakalena ogada farqiga u dhexeya islamka iyo galad aiyo waxay ku kaladugan yihin midas wa iga wano igana rali noqda hadan idin ku gafay salamucalayku waraxma tulaha!!!!!!!!!

  13. waxaaan rawaa gawara 14 jir aha waxaan joogaa sacudu carawi waxaan iga soo wici karataa 009666532854941 magaceeyn awaa chelsea

  14. Akhyaarta sln kadib wa wax cajiib ah runti jclkuna waa wax dhab ah marka loo fiiriyo somaliya waxay moodaan jclka inuusan jirin balse dunida ayaad ayaa looga xiiseya lamaanaha is doortay mahad sanid

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s