my pictures
sida uu noo sheegayo wariyahayaga noo qaabilsan xaga wararka waxbarashada MR:faarax maxamed axmed tartan ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha wayn ee iskuulka dallo tartankan oo dhex maray inamada white house stars-ka iyo ardayda iskuulka surud tartankan oo ku bilaabmay si xiiso leh oo labada kooxoodba rajaynayeen guul ayaa waxa guushu ku raacday ardayda iskuulka daalo oo ah iminka seera Ada iskuulada gobalka sanaag sida ay noo sheegayaan dadwayanaha iyaguna tartankan ka qayb galay ayaa noo sheegay in tartankani u dhacay si degen oo bilaa xamaasada tahniyad balaadhana u soo jeediyay ardayda dallo ityadoo isla markaana tarantankani uu ku dhamaaday 85dhibcood oo ay heshay DALLo iyo 59.5 ay heshay surud
by pr lmr
Email:rabadaan1@hotmail.com
owner of this site liibaan mukhtaar rabadaan